Somali Radio
Somali Radio
  • 409
  • 4 227 745

Відео

BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 27.06.2024BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 27.06.2024
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 27.06.2024
Переглядів 13 тис.3 дні тому
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 27.06.2024 Itoobiya Maxay ka tidhi Ciidanka ka Jooga Somaliya iyo Heshiiskii Somaliland
Banaan baxyadii Kenya oo sii kordhay iyo madax Caalamka ee cambaareeyeyBanaan baxyadii Kenya oo sii kordhay iyo madax Caalamka ee cambaareeyey
Banaan baxyadii Kenya oo sii kordhay iyo madax Caalamka ee cambaareeyey
Переглядів 12 тис.4 дні тому
Banaan baxyadii Kenya oo sii kordhay iyo madax Caalamka ee cambaareeyey
Mulkiilihii Wikileaks oo markii ugu horaysay ogolaaday in Maraykanka loo gacan galiyoMulkiilihii Wikileaks oo markii ugu horaysay ogolaaday in Maraykanka loo gacan galiyo
Mulkiilihii Wikileaks oo markii ugu horaysay ogolaaday in Maraykanka loo gacan galiyo
Переглядів 11 тис.5 днів тому
Mulkiilihii Wikileaks oo markii ugu horaysay ogolaaday in Maraykanka loo gacan galiyo
Markabkii ugu horeeyey oo sida Gas dareere ah ayaa maraya bada casMarkabkii ugu horeeyey oo sida Gas dareere ah ayaa maraya bada cas
Markabkii ugu horeeyey oo sida Gas dareere ah ayaa maraya bada cas
Переглядів 11 тис.6 днів тому
Markabkii ugu horeeyey oo sida Gas dareere ah ayaa maraya bada cas tan markii Xuutiyiintu bilaabeen beegsiga maraakiibta.
Maraykanka iyo Yuhuuda oo mar kale Khilaaf Culus ka dhex qarxayMaraykanka iyo Yuhuuda oo mar kale Khilaaf Culus ka dhex qarxay
Maraykanka iyo Yuhuuda oo mar kale Khilaaf Culus ka dhex qarxay
Переглядів 12 тис.9 днів тому
Maraykanka iyo Yuhuuda oo mar kale Khilaaf Culus ka dhex qarxay
Yuhuudda oo qiratay in Xaalku aad ugu adag yahay | Putin oo booqanaya ayaa gaaray VietnamYuhuudda oo qiratay in Xaalku aad ugu adag yahay | Putin oo booqanaya ayaa gaaray Vietnam
Yuhuudda oo qiratay in Xaalku aad ugu adag yahay | Putin oo booqanaya ayaa gaaray Vietnam
Переглядів 11 тис.10 днів тому
Yuhuudda oo qiratay in Xaalku aad ugu adag yahay | Putin oo booqanaya ayaa gaaray Vietnam kuna sii jeeda Kuuriyada Wooqooyi
Qaramada Midoobay oo shaaca ka qaaday Dadka ku dhintay Dagaalada AduunkaQaramada Midoobay oo shaaca ka qaaday Dadka ku dhintay Dagaalada Aduunka
Qaramada Midoobay oo shaaca ka qaaday Dadka ku dhintay Dagaalada Aduunka
Переглядів 9 тис.11 днів тому
Qaramada Midoobay oo shaaca ka qaaday Dadka ku dhintay Dagaalada Aduunka
Putin iyo Kim oo mar kale kulmaya iyo Reer galbeedka oo ka yaaban xidhiidhkoodaPutin iyo Kim oo mar kale kulmaya iyo Reer galbeedka oo ka yaaban xidhiidhkooda
Putin iyo Kim oo mar kale kulmaya iyo Reer galbeedka oo ka yaaban xidhiidhkooda
Переглядів 11 тис.12 днів тому
Putin iyo Kim oo mar kale kulmaya iyo Reer galbeedka oo ka yaaban xidhiidhkooda
Xaalada Bariga Dhexe oo laga dayrinayo iyo Lataliyaha Aqalka Cad oo booqanaya YuhuudaXaalada Bariga Dhexe oo laga dayrinayo iyo Lataliyaha Aqalka Cad oo booqanaya Yuhuuda
Xaalada Bariga Dhexe oo laga dayrinayo iyo Lataliyaha Aqalka Cad oo booqanaya Yuhuuda
Переглядів 10 тис.13 днів тому
Xaalada Bariga Dhexe oo laga dayrinayo iyo Lataliyaha Aqalka Cad oo booqanaya Yuhuuda
Dalalka G7 Oo isku raacaan in hantida Ruushka loogu deeqo UkraineDalalka G7 Oo isku raacaan in hantida Ruushka loogu deeqo Ukraine
Dalalka G7 Oo isku raacaan in hantida Ruushka loogu deeqo Ukraine
Переглядів 13 тис.16 днів тому
Dalalka G7 Oo isku raacaan in hantida Ruushka loogu deeqo Ukraine
Iran iyo Imaaraadka Carabka oo Hub siiya dhianacyad ku dagaalama SudanIran iyo Imaaraadka Carabka oo Hub siiya dhianacyad ku dagaalama Sudan
Iran iyo Imaaraadka Carabka oo Hub siiya dhianacyad ku dagaalama Sudan
Переглядів 10 тис.17 днів тому
Iran iyo Imaaraadka Carabka oo Hub siiya dhianacyad ku dagaalama Sudan
Wiil uu dhalay madaxweynaha Maraykanka oo Dambi lagu helayWiil uu dhalay madaxweynaha Maraykanka oo Dambi lagu helay
Wiil uu dhalay madaxweynaha Maraykanka oo Dambi lagu helay
Переглядів 10 тис.18 днів тому
Wiil uu dhalay madaxweynaha Maraykanka oo Dambi lagu helay
Qaramada Midoobay oo u codeeyey Qorshihii Maraykanka ee Xabad joojinta QasaQaramada Midoobay oo u codeeyey Qorshihii Maraykanka ee Xabad joojinta Qasa
Qaramada Midoobay oo u codeeyey Qorshihii Maraykanka ee Xabad joojinta Qasa
Переглядів 10 тис.19 днів тому
Qaramada Midoobay oo u codeeyey Qorshihii Maraykanka ee Xabad joojinta Qasa
Heshiiska Falastiiniyiinta lagu cadaadinayo | BidenHeshiiska Falastiiniyiinta lagu cadaadinayo | Biden
Heshiiska Falastiiniyiinta lagu cadaadinayo | Biden
Переглядів 11 тис.20 днів тому
Heshiiska Falastiiniyiinta lagu cadaadinayo | Biden

КОМЕНТАРІ

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 дні тому

    WAXA DAGAALAYA WAA CARUUR XAABO AHAAN LOO ISTICMAALAYO WIXII DHALANA AYSAN LAHEEN ARAGTI MUSTAQBAL EE CARUURTOODA MARKA ISKU DAAYA HA IS XAAQAANE

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 дні тому

    DADKAAN WALAALAHAA WAA EREY QALADA WAAYO WALAALO NAAR ISUMA JIIDAAN TAYO IYO TIRANA ISMA CUURYAAMIYEEN MARKA HALOO FASAXO ILAA AYCABAAN BIYAHA NAARTA EE AAKHIRO IYO DHAAWAC A IYO XANUUNKA ADUUNKA

  • @BukhariAbdiqaadir
    @BukhariAbdiqaadir 2 дні тому

    Wan kaxumahay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 дні тому

    Kuwa ku dagaalamaayo mudug insha allaah eber iska dhiga kuligiin naar ayaa idiin sugeeyso meel oo baadiyobah ayaat ku dagaamaysan😮😮😮😮

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 3 дні тому

    26 jun 1960 republiken of somaliland hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mukhataarmaxamad2112
    @mukhataarmaxamad2112 3 дні тому

    Habalyo han balyo

  • @MohamudAbdi-qw8bf
    @MohamudAbdi-qw8bf 3 дні тому

    Jabuuti way ka abaal dhacday soomaliya, waxay caadaysstay inay ka shaqeynaysaa siday u majaxaabin lahayd soomaaliya.

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 3 дні тому

    kulaha calamka naga saaei karo somaliya ee somaliya wadankoda masuul maka ahan saas ayuu kawada xabashiga

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 3 дні тому

    gumeysi ku jurtaa somali gibigeed

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 дні тому

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤ gul Bolivia walalka falastiin

  • @muusemaxamed4043
    @muusemaxamed4043 4 дні тому

    Innaanay dhacay dheggaa ugu ridda

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 4 дні тому

    Absolutely. No. You speak foolishly:

  • @MahamedAwlMahamed
    @MahamedAwlMahamed 4 дні тому

    14:55 Maxamed Cawl ma

  • @user-ip3kj4ps4b
    @user-ip3kj4ps4b 4 дні тому

    Falastiin umabaroordiiqin eeyga mareekan

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 4 дні тому

    Bus waan inisalaa.ey slm Marka sad.uaqrinesan kamahelin soomaalilaan iyo soomaaliya waa.qabibiil kamids qabiilada soomaaliyerd waxeyna kasoohorjeedaan fa aha soomaaliyeed oodaga soomaaliya waxeynz lSodaancadowga soomaaliya mRjaaeego taas oonkudhiilayo soomLIDIIKA IYOWlla Karmarkar waxan dhihikaraa dhNkiida soomaalinimada. Takada masiinkaraa itoobiya sifa shariah oodilada dhexe hakuraadsadeen yenan iskudayin abii.axmad sifo sharcidatiah insane itoobiya waxjabaran laganacsano waan soodhaweyneynaa itoobiya m waxey garanweydey side aykuhelikarto vanacsiya.soomaaaliyo Badua soomaaliyo lama uibinkaro side soomaalilaansjeegaty waxaan filayaa inaad ogaataan soomaaliaan waa qabiil qabiilada soomaaliyeed kamida baarlamaanja soomaaliyeed yes fadhiyaa madam banaainid hadey doonayaan hanakafariissteen ayagoosoomaaliah Wark and kabaneysaan waaina9ad hibisaan said and ubaahineysaan soomaaiyo waxaadaga qabiilo farabadan budlanba waasoomaaliya waan .aaamul hostage dolada fadaraalka ah sidaas bookable yaan jarabnaa ama antilog qaadey shacabsmka soomaalilaan markeynaga video yaan waxaa meesja kaabaxaya raglan baarlamaanka soomaaya dhexfadiya saa yaan ofilnahry.shacabk soomaalilaan oo aftilaga qado waax.aan.ogaaneyenaa dareekooda wadaninimo muusue inaadbuun bhunisaan.waa dhbkasoomaalinimad slm.sl. scm svm more Abdi Rasal shire 252615553107 qorqq saadaash kufiican yaanahey😊😅

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 4 дні тому

    Qabqablayaasha Somalilan allow Maxay been isku Sheegeen

  • @HassaneAhmedhassane
    @HassaneAhmedhassane 4 дні тому

    wallyal waxan joga jabuti waxaan lehay shekada itobiya waan ka xumahay

  • @user-td3jb5xl5n
    @user-td3jb5xl5n 5 днів тому

    Asc bbc

  • @raabiomar
    @raabiomar 5 днів тому

    Runtii waa arin naxdinleh dagaalkaasi waxaa fiicnaan lahayd in odayaasha iyo dadka saaxiibul cagligahi arintan kudhameeyaan wadahadal

  • @FayAbdi-wr5ud
    @FayAbdi-wr5ud 6 днів тому

    Islaamiyiin ha ku sheegina waa dad muslimka ka soo hor jeeda

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y 6 днів тому

    DADKII MASAAKIINTA AHAA IYO AGOOMIHII ilaahay idin saaray masuuliyadooda ayiinaan war ka hayn oo gaajo udhimanaya Markaasaad leedihiin haramcad ayaanu xoolo badan uqalnaa Oo agoomuhu ka qatan yihiin Walee dhaqan gaalaadkaas rabbi wuu idinkala xisaabtami doonaa

  • @abdirizakhassan6635
    @abdirizakhassan6635 6 днів тому

    Asc Adeer ma jiro miyaa Qof sifiican u aqrinkara Afka Somaliga. Subxaana Alllah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 6 днів тому

    Mahadsant walaalkey bbc ❤❤❤❤❤

  • @AbdisataarsheekhMahamed-zx9og
    @AbdisataarsheekhMahamed-zx9og 6 днів тому

    Falstiin garab ayaa waaysey

  • @CaamirShukri
    @CaamirShukri 7 днів тому

    Uueudjjwuuc❤❤❤❤❤

  • @SabinaWarfa
    @SabinaWarfa 9 днів тому

    😄🤣😂😁🤩😍🥰

  • @user-mw1ss2jr1j
    @user-mw1ss2jr1j 10 днів тому

    Mahadsantihin bbc

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 10 днів тому

    Mahadsant bbc 💕 💞 💕 💞 💕

  • @yaasiinjaamac-py9le
    @yaasiinjaamac-py9le 11 днів тому

    H......kkk.🎎..⚽️🎎🎏🎏🎏🎏🎏love....seynis...<<<<<<<<<<<<<

  • @yaasiinjaamac-py9le
    @yaasiinjaamac-py9le 11 днів тому

    Y.m.j.aburaas hargeysa. Vvv 0:32

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 11 днів тому

    Turkiga ayaa qaadaya koobka Yurub.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 11 днів тому

    Mahadsant walaalkey bbc ❤❤❤❤

  • @xamdacali1728
    @xamdacali1728 11 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @XamseHirad-dd2qg
    @XamseHirad-dd2qg 11 днів тому

    Asc ppc

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 12 днів тому

    Hhh

  • @KhadarAbdi-ny1bu
    @KhadarAbdi-ny1bu 12 днів тому

    As c

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 12 днів тому

    Mahadsant bbc 💕 💞 💕 💞 gariiga waa xasat

  • @user-ys6dl1sj9f
    @user-ys6dl1sj9f 12 днів тому

    asc

  • @user-io4te3rk4o
    @user-io4te3rk4o 12 днів тому

    asc

  • @yaasiinjaamac-py9le
    @yaasiinjaamac-py9le 13 днів тому

    .Y.m.j.aburaas

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 13 днів тому

    Subxaanallaah xaramkii ayaa lagu tukanayaa oo lagu ciidayaa Markaas buu leeyahay waa qalad

  • @Kulmiye759
    @Kulmiye759 13 днів тому

    Bbc du caadi maaha niman shiico ah baad la sheekaysanaysaan. Yaa soo arkay timaway xajka isocota weligay ma arag

  • @maxamedwarshiiq1159
    @maxamedwarshiiq1159 13 днів тому

    Waxaan laqabnaa ciida maata ah hadii aynunahay dadka kunuul degmada warshiiq wll maanta ayaa nooceedda

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 13 днів тому

    Ninkaan wadajirka muslimiinta iyo cibaadadooda ayuu halisku yahay.waain ay dowlada ka jawaabto.

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 13 днів тому

    Sa,udi arabiya qoraxdu mar ayay inoo soo wada baxdaa marka la joogo somaaliya, Isla markaana waxa jooga culumo aad cilmiga diinta u yaqaana waxa ku yaala xajka, waxay haystaan qalab ay ku arki karaan bisha. Markaa maxaa keenaya in dad ka mid ah Somaliya ay maalin kale ciidaan oo ahaynba ciid?????

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 13 днів тому

    Dadka Musliinka ah waa inay Israacaan Maalinta Ciid a

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 13 днів тому

    Wariyuhu malaha maskax fakaraysa waxay ahayd inuu qofka uu waraysanayo inuu waydiiyo inuu khaliifay madaxdii Galmugug iyo Dawladda Somaliya.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 13 днів тому

    Muslim khilaaf looma baahna shiico iyo dufanlayaal ayaa adduun kharibay iyo tikfiir isqarinaya.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 13 днів тому

    Mahadsant bbc 💕 💞 💕

  • @musehassanali6764
    @musehassanali6764 13 днів тому

    Ilaahay ha hu gargaaro